Twitter oo beenisay eedeymo culus oo kaga yimid Masuul laga eryey shaqada

Madaxii hore ee arrimaha amniga u qaabilsanaa shabakadda Twitter oo dhowaan shaqada laga eryey, ayaa shirkaddaas ku eedeeyey inay khatar ku hayso xogta gaarka ah ee macaamiisheeda isticmaala ee gaaraya illaa 238-ka million ee qof. Waxaa uu si gaara u sheegay in dadka ay khataraha ku hayaan ay ku jiraan hay’adaha dawladda iyo dadka kale … Continue reading Twitter oo beenisay eedeymo culus oo kaga yimid Masuul laga eryey shaqada